Ciyaaryahankii Klas Ingesson oo dhintay

Klas Ingesson oo ka mid ahaa ciyaartoydii xulka qaranka kubbadda cagta ee Sweden ayaa xalay dhintay. Sidaasi waxa qortay jarriiradda Jönköpings-Posten.

 Qoyskiisa ayaa geerida Klas Ingesson u xaqiijiyay jarriiradda Aftonbladet.

Xigasho: TT med fl

Musa Isse

musa.hassan@sr.se