Sawirle: Nick Näslund/Sveriges Radio

Maxkamadda racfaanka oo oodda ka qaaday sarkaalad boliis

Maxkamadda racfaanka ayaa maanta gaartay go'aan ay dacwad kaga baabi'isay sarkaalada boliis ah oo loo heeystay tuhun dembi ah inay nin sarkhaansan u isticmaashay awood dheeri ah. Go'aankii midkan ka horeeyay oo ay qaaday maxkamadda degmada ayaa lagu riday sarkaaladan dembiga ah inay geeysatay jir-dil.

Go'aanka maxkamadda racfaanka ayaa ku saleeysnaa in haweeynaydan boliiska ah ay si khldan u fahantay xaaladda, iyo inay argagax ka dareentay ninkan lagu soo dacweeyay inay jir-dil u geeysatay.

Isha /TT

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".