Patrik, en av de som missbrukar spice i Sundsvall. Foto: TullaMaja Fogelberg/SR

Dembiyada dadka waaweyn ee khamriga qabatimay oo kordhay

Qiyaastii boqolkiiba 94, dadka khamriga qabatimay ee da’doodu tahay 30 jirka ayaa gala dembiyo, waxayna sidoo kale khatar ugu jiraan in ay hore u dhintaan. Boqolkiiba 40 ragga iyo boqolkiiba 30 dumarka ayaa dhinta ka hor inta aanay gaadhin 56 jir. Sidaa waxaa shaacinaysa cilmi baadhis ay samaysay jaamacada Stockholm

Geesta kale waxaa hoos u dhacday dembiyada ay galaan dadka joojiyay isticmaalka mukhaadaraadka narkotiga iyaga oo da’doodu yar tahay. Qayb badan oo ka mid ahina waxay ku guulaysteen in ay soo galaan saylada shaqada. 

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".