1 av 2
Gudrun Schyman partiledare Feministiskt initiativ Foto: Maja Suslin / TT
2 av 2
Boorar ololihii doorashada ee xisbiyada SD iyo FI. Sawirle: Foto: TT

Xisbiga FI oo loo ogolaaday in ay maalin ku yeeshaan Almedalen

Hadda ayaa xisbiga Feministiskt initiativ, FI, loo ogolaaday in hal maalin ku yeeshaan usbuuca siyaasadda ee Almedalen. Maalintan ayaa ku beegnaan doonta 6 bisha luuliyo oo noqonaysa maalinta ugu dambaysay ee usbuuca siyaasadda ee Almadalen. Geesta kale usbuuca siyaasadda ee Almedalen ayaa hadda socon doona 9 maalmood

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".