Booliska oo shaqadooda la dhaliilay Foto: Sven Börjesson/Sveriges Radio

Booliska oo shaqadooda la dhaliilay

Waxa imanaysa dhaliil loo soo jeedinayo booliska taasi oo muujinaysa in aanay shaqadooda si fiican u gudan marka ay  dheecaanka loo yaqaan DNA iyo faraha ka qaadayaan dadka danbiyada looga shakiyo.

 Dhaleecayntan oo ka timid rugta farsamada baadhitaanka danbiyada qaranka ayaa aaminsan in ay jiraan danbiyo badan oo aan wali la xalin.

Xigasho: Ekot

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".