Laba qof oo ku dhimatay dhisme ku soo dumay Foto: Irina Makridova

Laba qof oo ku dhimatay dhisme ku soo dumay

Laba qof ayaa dhintay, hal qofna si xun buu u dhaawacmay kadib markii uu ku soo dumay dhisme ay dhisayeen oo ku yaalay Hjorthagen oo ka tirsan magaalada Stockholm.

Waxa ku soo dumay oo dusha kaga yimid gidaar iyo qalabka wax lagu dhiso oo miisaankoodu ahaa 40 tan. Halka qof ee dhaawaca ah ayaa la dhigay dhakhtarka Karolinska.

Xigasho: TT

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".