Sawirle: Claus Gertsen/TT

Miisaaniyadda ceeymiska xanuunka oo la fileyo kor u kac ku yimaada

Miisaaniyadda ku baxda ceeymisyada xanuunka ayaa weli kor u sii kacaya iyadoona la fileyo in sannadka foodda innagu soo haya ay kor u kacdo 3 bilyan oo koron, marka loo barbar-dhigo sannadkii ka horeeyay, sida lagu caddeeyay saadaalinta hayadda ceeymiska qaranku soo saartay.

Waxaa lala xiriirineyaa iney amuurtaa ka dambeeyaan xanuunka oo kor u kaca, kqaata wakhtiyo ka dheer, iyada oo kor u kucu u sabab yahay jirrooyinka maskixiyka ah.

Sidoo kale waxaa la filayaa iney kor u kacaan kharashka ku kaca gacan-yareyaasha taakuleeya dadyoowga aan isku filleeyn iyo ceeymiska waalidiinta.

Isha /Ekot

                                                                                                          kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".