Barafka saaka bilowmay oo sababay shilal baabuur

Barafka saaka bilowmay oo sababay shilal baabuur

Saaka dhawr shil oo baabuur baa dhacay, kadib markii roobab baraf wataa ka da'een koonfurta iyo badhtamaha Sweden. Gobalka Småland hal gaadhi oo kuwa xamuulka qaada ah baa waddada dhinac uga baxay, gaadhi kale ayaa isna jiidhay geed, halka gobolka  Östergötland isna ay ka dhaceen dhawr shil.

Wali ma cadda in ay cidi ku dhaawacan tahay shilalkani.

Xigasho: Ekot

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".