Hoggaamiyaha Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson. Arjigii lacagta loogu codsaday ururka haweenka xisbiga. Sawirle: SVT

Jimmie Åkesson oo laga yaabo in uu xanuun ku sii qornaado

Waxa laga yaabaa in hoggaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna uu ku sii qornaado xanuun tan iyo ilaa dhammaadka sannadka ama wakhti intaa ka sii dheer. Sidaas waxa idaacadda Ekot u sheegay Henrik Vinge oo ah xoghayaha saxaafadda ee xisbiga Sverigedemokraterna.

Jimmie Åkesson ayaa siyaasadda ka maqnaa tan iyo ilaa badhtamihii oktoobar. Xisbiguna waxa uu hore u sheegay in uu hoggaamiyahoodu xanuun kuu qornaan doono ilaa dhammaadka bisha novembar.

Xigasho: Ekot

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".