Pensionär grubblar över ekonomi. Foto: TT

Dhibka ay leedahay gunnada hawlgabka oo lala baxo waqti hore

Dadka da’doodu tahay 61 jir ayaa hadda la soo bixi kara gunnadooda hawlgabka, lakiin in lacagtaa aad meel kale geliso oo aad istidhaahdo lacag kale ha ku dhasho ayaa ah go’aan khatartiisa leh, sida ay sheegayso Monice Petersson oo ka hawlgasha Hey’adda Hawlgabka

-Waa khatar u badheedhid, runtii. In aad lacagtaadii hawlgabka aad noloshaada ka saarto.

Qaar ka mid ah talo bixiyaasha xaga dhaqalaha ayaa ku talinaya in qofku gunnadiisa hawlgabka uu gashado shirkadaha gaarka loo leeyahay.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".