Sawirle: Madeleine Fritsch-Lärka/Sveriges Radio

Dhallaan badan oo saf ugu jira qoysas ey la noolaadaan

Dhallaan fara badan oo hooy u baahan
5:25 min

Dhallaan badan ayaa saf ugu jira sidii ey ku heli lahaayeen qooysas lala dejiyo - familjhem waxa loo yaqaanno. Waana caqabad ka taagan dalka guud ahaan. Johan Andersson waasarkaalka amuurtaa ku howl-gala, ee degmada Norrköping:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".