Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Poker
Tartanka khamaarka turubka.Foto: TT

Nin Iswiidhish ah oo khamaar ku helay 74 bilyan oo karoon

Nin Iswiidhish ah ayaa shalay markii u horraysay ku guulaystay tartanka khamaarka turubka ee adduunka. Ninkan Iswiidhishka ah oo magaciisa la yidhaa Martin Jacobson ayaa si xarrago leh wareegii ugu danbeeyay uga badiyay nin reer Norway ah oo magaciisa la yidhaa Felix Stephensen.

 Waxaanu helay lacag dhan 10 bilyan oo doollar, taasi oo u dhiganta 74 bilyan oo karoon.

Markii ugu danbaysay ee qof Iswiidhish ahi ciyaaraa waxa ay ahayd fiinaalkii ka dhacay Las Vegas 2006, markaasi oo Friberg ku dhacay kaalinta siddeedaad, uuna helay lacag dhan laba milyan oo doollar.

Xigasho: TT, SR

Musa Isse

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".