Barn som är uppväxta i Sverige och går i skolan, borde omfattats av paragrafen "särskilt ömmande omständigheter", menar flyktingadvokater.  Foto Hasse Holmberg / TT
Moderaterna oo dawladda kala shaqayn doona siyaasadda iskuulka. Foto Hasse Holmberg / TT

Moderaterna oo dawladda kala shaqayn doona siyaasadda iskuulka

Xisbiga Moderaterna oo sheegay in uu dawladda kala shaqayn doono siyaasadda iskuulka. Tobias Tobe oo ah afhayeenka xisbiga ee siyaasadda iskuulka ayaa sidaa u sheegay jarriiradda Svenska Dagbladet.

 Tobias ayaa sheegay in ay mihiim tahay in ay dawladda kala shaqeeyaan sidii xal loogu heli lahaa dhallinyarada iskuulka  ka tagta iyada oo aan dugsiga sare dhammaysan. Waxaanu dhanka kale sheegay in ay rajaynayaan in ay dawladduna isbahaysigooda kala shaqayn doonto hirgalinta siyaasadda ah in dugsiga hoose dhexe laga dhigo 10 sanno oo waajib ah.

Xigasho: SVD, P4 Gävleborg

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".