barn gungar i grupp
Ururka macallimiinta oo guddoomiye cusub doortay

Ururka macallimiinta oo guddoomiye cusub doortay

Ururka macallimiinta ayaa Johanna Jaara Åstrand u doortay guddoomiyaha cusub ee ururkaasi yeelan doono. Waxaanu xilkaasi kala wareegay guddoomiyihii hore ururkaasi Eva-Lis Sirén.

Ururka macallimiinta waxa ku jira 230.000 oo macallin oo ka kala socda, dugsiyada xannaanada, dugsiyada hoose/dhexe iyo sare, jaamacadaha iyo waliba iskuullada waxbarashada dadka waaweyn.

Xigasho: Ekot

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".