Stefan Löfven på golvet bland bokläsande barn i Eskilstuna. Foto: Jacob Hansson/Sveriges Radio
Löfven oo sheegay in aan madaarka Bromma la xidhi doonin Foto: Jacob Hansson/Sveriges Radio

Löfven oo sheegay in aan madaarka Bromma la xidhi doonin

Raysalwasaaraha ayaa sheegay in aan la xidhi doonin garoonka diyaaraha ee Bromma, waxaanu intaas raaciyay in aanu jirin wax go'aan ah oo arrintaas ka soo baxay. Löfven oo maanta ka jawaabayay su'aalo lagu waydiiyay baarlamaanka dhexdiisa ayaa sheegay in gaadiidku mihiim yahay xitaa haddii ay jirto

baahi weyn oo guryo ah oo Stockholm ka jirtaa. Waxaanu intaas raaciyay in ay dawladdu qof masuul ah u magacaabi doonto sidii guryo cusub looga dhisi lahaa gegeda diyaaraha agteeda.

Xigasho: Ekot

Musa Isse

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".