Vid den vanligaste operationen avlägsnas den främre delen av ena tinningloben. Foto: Sahlgrenska akademin
Vid den vanligaste operationen avlägsnas den främre delen av ena tinningloben. Foto: Sahlgrenska akademin

Dad badan waa in qaliin lagaga sameeya cudurka suuxidda

In yar oo ka mid ah 60-ka kun ee qof ee ku nool waddanka, qabana cudurka suuxdinta ayaa qaliin lagu sameeya, inkastoo ay tahay mid muhiim oo bedeli lahayd nolosha dadkan xanuunkan suuxdinta la il-daran. Sidaa waxaa carabka ku adkaynaya cilmi-baadhayaal, kuwaas oo soo jeedinaya in dad badan lagu daaweeyo qaliinkan

Sababta baajinaysa in dadka lagu sameeyo qaliinka ayaa ah, cabsi ay qabaan dadka jirrani iyo in dhakhaatiirtu ay rabaan in marka hore ay tijaabiyaan fursadaha daawooyinka. Lakiin in qaliin lagu sameeyoo qofka cudurka suuxidinta qaba ayaa ah daaaweyn sugan. Sidaa waxaa daaha ka qaadaysa cilmi baadhis cusub.

Dad badan oo qaba cudurka suuxdinta ayaa caafimaada qaliinka ka dib, sidaa ay sheegayaan xeel-dheerayaashan. 

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".