Anders Borg, tidigare moderat finansminister. Foto: Staffan Löwstedt / SvD / TT.
Anders Borg, tidigare moderat finansminister. Foto: Staffan Löwstedt / SvD / TT.

Wasiirkii hore ee maaliyada Sweden oo shaqo caalami ah helay

Wasiirkii maaliyada ee dawladii dhacday ee doorashada lagaga adkaaday Anders Borg ayaa shaqo caalami ah ka helay  ururka dhaqaalaha ee aduunka, ee loo yaqaan World Economic Forum.

Anders Borg ayaa hogaamin doona koox ka mid ah ururkan caalamiga ah oo ka shaqayn doonta sidii loo kordhin lahaa wadda shaqaynta ka dhaxaysa hey’adda dhaqaalaha ee aduunka.

Dib u soo kabashada dhaqaalaha aduunka ayaa ah mid si xawaarihiisu hooseeyo, si arrinkan wax looga qabto ayaa waxaa loo baahday wada shaqayn caalami ah, sida lagu shageegay warbixin uu soo saaray ururka World Economic Forum. 

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".