skolinspektionen granskas
1 av 2
Logga Skolinspektionen
2 av 2
Slkolinspektionen riktar kritik mot Sollefteå kommuns fritidsverksamhet efter inspektion i våras. Foto:Skolinspektionen

Dhaleecayn loo jeediyay maamulada iskuulada

Waxaa jira baahiyo soo so noqnoqda oo la soo darsa maamulada degmooyinka ee iskuulada, sida ay sheegayso warbixin cusub oo ay soo saartay xarunta hey’adda qaabilsan dabagalka iyo hubinta waxbarashada

Warbixinta ayaa dhaleecayn loogu jeediyay maamulada degmoooyinkaa tobankiiba, sagaal ka mid ah. Warbixinta ayaa ka kooban baadhitaan lagu sameeyay 6 kun oo iskuul iyo ra’yi ururin ay ka qayb qaateen 400 oo kun oo qof oo isugu jira arday, shaqaalaha iskuulada iyo waalid.

Hadda ayaa hey’adda qaabilsan dabagalka iyo hubinta waxbarashadu ay horumarin doontaa tilmaamaha ay siiso iskuulada dawliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay. 

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".