Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Ung ledsen tjej på skolgård
Sms-ka waalidka loo diro oo hoos u dhigay maqnaashaha ardayda Foto: Janerik Henriksson/ TT

Sms-ka waalidka loo diro oo hoos u dhigay maqnaashaha ardayda

Farriinta waalidka lagu wargeliyo in carruurtoodu dugsiga ka maqan tahay oo hoos u dhigtay maqnaashihii ardaygu ka maqnaanayay dugsiga. Nidaamkan ayaa aad uga shaqeeyay magaalada Stockholm. Sida ay qortay jarriiradda Svenska Dagbladet.

Tirakoob ay soo saartay waaxda waxbarashada ayaa muujinaysa in sannaddadii 2009/2010 maqnaanshaha ardaydu uu ahaa 7%, halka uu gu'gii sannadkan uu gaadhay 3,9%. Sidoo kale dugsiga hoose ayaa ayaa awal ahaa 2,9%, waxaanu hadda hoos ugu soo dhacay 1,7%.

Xigasho: SvD

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".