Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Isis-flagga på bro. Foto: Privat, lyssnarbild
Nin sheegay in ISIS xoog badan ku leedahay Yurub. Foto: Privat.

Nin sheegay in ISIS xoog badan ku leedahay Yurub

Nin hore uga tirsanaan jiray ururka xagjirka ah ee ISIS ayaa warbaahinta Norway u sheegay in ISIS xiddiddo badan ku leedahay Yurub. Ninkan ayaa sidoo kale warbaahinta Norway u sheegay in ururka ISIS wakiillo ku leeyahay Sweden.

 Oo mid ka mid ah saaxiibaddii kala kulmay hanjabaad.Ninkan hore uga tirsanaan jiray ururka ISIS ayaa sheegay in dad badan oo dhalashada reer Yurub haystaa ay ku jiraan ururka ISIS, kuwaasi oo aan wali ka dagaalamin Siiriya iyo Iraaq.

Haayadda sirdoonka Norway ayaa aaminsan in ay Norway joogaan dad taageersan ISIS, sidaa daraadeedna ay mihiim tahay in isha lagu hayo.

Xigasho: TT

musa.hassan@sr.se

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".