Den stora moskén i centrala Banda Aceh som klarade sig helt oskadd i tsunamin 2004. Foto: Margita Boström/SR
Masaajid ku yaalla Örebro oo laysku dayay in la gubo. Foto: Margita Boström/SR

Masaajid ku yaalla Örebro oo laysku dayay in la gubo

Masaajid ku yaalla xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee Vivalla ayaa  laysku dayay in dab la qabadsiiyo. Sida ay booliska Örebro u sheegeen saxaafadda  waxa la jabiyay muraayadda hore ee masaajidka kadibna waxa lagu tuuray quraarad loo malaynayo in ay ku jirto waxyaabaha dabka dhaliya.

Booliska ayaa sheegay in ayna qaban ciddii ku lug lahayd falkaa, waxayse booliisku sheegeen in ay ku jiraan baadhitaan ku saabsan arrintaas, loona aqoon yahay iskuday dil.

Xigasho: TT

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".