Shinni howlan. Foto: Henrik Skarstedt/SR.
Bin vid bikupa. Foto: Henrik Skarstedt/SR.

Wahiib: Shinnida waa inaan dhaqanno si aan dibadda uga kaaftoonno

Goolku waa iskaashato in la abuuro
8:38 min

Xaafadda Seved ee degmada Malmö ayaa ku talo jirta inay ku tallaabsato soo-saarka malab ku filan dhammaan gobolka Skåne. Tallaabadaa ayuu ku dhaqaaqay urur soomaaliyeed ee aloosan magaalada Malmö, waa ururka Hidde iyo Dhaqan. Ururka Hidde iyo Dhaqan ayaa ku talo jira sidii uu u howl-gelin lahaa qaar ka mid ah dadyoowga iimaha leh iyo dhallaan, sidii loogu dhiiri-gelin lahaa soo saarka malabka ee shinnida iyo sidoo kale sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga shinnida iyo xasharaadka kale, sida uu noo sheegay Wahiib Maxamed oo ka mid ah dadyoowga aqoonta dheer u leh dhaqashada shinnida iyo soo saarka malabka ee ururka Hidde iyo Dhaqan:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".