Spice har blivit en vanlig ungdomsdrog under de senaste åren. Foto: Hasse Holmberg, Adam Ihse, TT.
dhallinyaro daroogo isticmaashay oo cisbitaalka la dhigay Foto: Hasse Holmberg, Adam Ihse, TT.

dhallinyaro daroogo isticmaashay oo cisbitaalka la dhigay

Sida uu sheegay booliiska magaalada Göteborg lix dhallinyaro ah baa cisbitaalka la dhigay kadib markii ay isticmaaleen daroogada Spice loo yaqaano.  Hal qof oo looga shakisan yahay in uu yahay qofkii daroogadan iibinayay  ayaa la xidhay.

Dhanka kale booliisku waxa y baadhitaan ku wadaan afar qof oo kale oo looga shakisan yahay in ay daroogadan isticmaaleen.

Xigasho: Ekot, TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".