Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Maxkamad go'aan ka gaadhay dacwad ka dhan ah nin booliis ah

La daabacay tisdag 18 november 2014 kl 14.04
JO utreder polismyndigheten i Gävleborg efter en anmälning. Foto: TT
Maxkamad go'aan ka gaadhay dacwad ka dhan ah nin booliis ah. Foto: TT

Ninkan booliiska ah ayaa  lagu eedeeyay in uu  amar ku bixiyay in la furo buundo xidhnayd oo uu booliisku xidhay maaddaama oo uu booliisku hawlgal ku jiray. Buundada uu amarka ku bixiyay in la furo ayaa ahayd buundada loo yaqaano  Hjulstabron oo u dhexeysa Enköping iyo Strängnäs.

Sida ay idaacadda P4 sheegtay dhacdadan ayaa horseedday in laba nin oo dhallinyaro ahi ku dhintaan.

Xigasho: TT

musa.hassan@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".