Tre äldre kvinnor bakifrån. Foto: Hasse Holmberg / TT
Waayeelka Sweden oo hawlgabka kadib sii shaqeeya

Waayeelka Sweden oo hawlgabka kadib sii shaqeeya

Wayeelka  Iswiidhishka ayaa hawlgab noqdo wakhti ka dheer xilliga ay hawlgabka noqdaan waayeelka ku nool waddamada kale ee Yurub. Sida ay sheegtay xaruntu dhexe ee daraasaadka Sweden, sannadkii 2012, celcelis dadka Iswiidhishka ahi waxa ay hawlgab ku noqdeen da'da 64 jirka.

 Halka waddamada kale ee midowga Yurub ay waayeelku hawlgab ku noqdeen da'da 59 jirka. Waxa jira waayeel badan oo sii shaqeeya xitaa marka ay gaadhaan da'da hawlgabka. Dadka waaweyn ee Iswiidhisha ah ee sii shaqeeya hawlgalka kadib waxa ay dhan yihiin 38%, halka ay waddamada kale ee midowga Yurub tiradaasi tahay 19%.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".