Forskaren Rosanna Kleemann blickar ut över reningsverk med brunt vatten i Slough
Booratiinka hilibka oo culays ku haya waaxda fayadhawrka. Foto: Marcus Hansson/Sveriges Radio

Booratiinka hilibka oo culays ku haya waaxda fayadhawrka

Waxa kordhay xaddigga hilibka laga cuno waddanka. Taasina waxa ay keentay in booratiinka hilibka ku jira ee bulaacadaha ku dhacaa culays ku keeno hawsha ay wadaan waaxda nadaafadda deegaanku. Muddadii u dhaxaysay 1980 ilaa 2011,

 saddex meeloodoow hal meel buu kor u kacay hilibka ay dadka Iswiidhishka cunaan. Maagalada Göteborg waxa hadda loo qorsheeyay lacag dhan 360 milyan oo lagu horumarinayo fayodhawrka bulaacadaha, si aannu booratiinka hilibku u xanibin.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".