Foto Jonas Ekströmer / TT
Sweden oo caawa la ciyaari doonta Faransiiska. Foto Jonas Ekströmer / TT

Sweden oo caawa la ciyaari doonta Faransiiska

Waxa ay caawa ciyaar xiiso lihi dhexmari doontaa xulka kubbadda cagta Sweden iyo xulka kubbadda cagta Faransiiska. Ciyaartoywga Zlatan ayaa caawa ciyaarta ka maqnaan doona,

Waxa ay caawa ciyaar xiiso lihi dhexmari doontaa xulka kubbadda cagta Sweden iyo xulka kubbadda cagta Faransiiska. Ciyaartoywga Zlatan ayaa caawa ciyaarta ka maqnaan doona, waxaana beddelkiisa ciyaari doona ciyaartoyga Isaac Kiese Thelin oo u safta naadiga MFF.  Dhanka kale Email Krafth oo u ciyaara naadiga Helsingborgsbacken ayaa caawa u ciyaari doona xulka kubbadda cagta Sweden.

Xigasho: SR Sport

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".