Arbetsförmedlingen. Foto: Patrik Åström/Sveriges Radio.
Shirkado shaqaalaysiinaya aqoonyahannada ajaanibka ah. Foto: Patrik Åström/Sveriges Radio.

Shirkado shaqaalaysiinaya aqoonyahannada ajaanibka ah

Sida uu sheegayo xafiiska shaqadu, waxa sii badanaya danaynta ay  shirkadaha qaar danaynayaan in ay shaqaalaysiiyaan aqoonyahannada dibadda ka yimid. Shirkada Skanska ayaa ka mid ah shirkada aadka u xiisaynaya in ay shaqaalaysiiyaan ingineero aqoon iyo waayo-aragnimo dibadda ah leh.

Sida ay shirkadda Skanska sheegtay tallaabadan ayaa horumar weyn u keeni karta shaqada shirkadda.

Xigasho: Ekot

musa.hassan@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".