Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
France scores the winning goal, Photo: Jonas Ekströmer/TT
Faransiiska oo xalay 1-0 kaga badiyay Sweden. Photo: Jonas Ekströmer/TT

Faransiiska oo xalay 1-0 kaga badiyay Sweden

Xulka kubbadda cagta Sweden ayaa xalay laga badiyay kadib ciyaar saaxiibtinimo oo xalay dhexmartay xulka kubbadda cagta Faransiiska. Ciyaartan ayaa ku dhammaatay1-0 ay guushu ku raacday xulka qaranka Faransiiska.

Waxa xalay ciyaarta ka maqnaa ciyaartoyda caanka ah ee Zlatan Ibrahimovic.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".