Baaritaanka luuqaddaha
Warqad ka mid ah warqadaha baaritaanka luuqadda magangeliyo doonka ee ay shirkada Sprakab u sameyso Migrationsverket. Sawirka leh: Warsame Elmi/SR

Ma kala saari kartaa Hargeeysa iyo Jowhar lahjadahooda

Hassan: Waxaan is iri yaa waalan!
2:20 min

Soomaali badan oo ku dhaqan Iswiidhen lana soo xiriirey idaacadda Radio Sweden, laanta af-ka soomaaliga ayaa cabashooyin ka muujiyey natiijadii ka soo baxday tijaabadii luuqadda ee dalabkoodii magan-gelyo doon. Maxaad ku kala saari kari lahayd Xasan? Inuu reer Hargeeysa yahay, mise reer Jowhar?

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".