Foto: TT.
1 av 3
Foto: TT.
Båten är alldeles full av människor.
2 av 3
Många flyktingar kommer med båt över Medelhavet. Foto: Wikimedia Commons.
Det ser trångt ut på båten.
3 av 3
Den här flyktingarna har åkt båt över Medelhavet och kommit till ön Lampedusa i Italien. Foto: Wikimedia Commons.

Qoysaska dad ku haligmay badda oo dacwad u gudbiyay booliska

In ka badan 100 qoys, oo qaar ka mid ah ay ku nool yihiin Iswiidhan, ayaa hadda dalbaday in jawaab laga siiyo wixii ku dhacay doon siday 243 qof oo lagu waayay badweynaha midhitareeniyaanka

Dad metelaya 17-qoys oo iswiidish ah, balse asalkoodu ka soo jeedo eriteriya ayaa dacwad ka dhan ah hal nin u gudbinaya booliska. Ninkaas oo ay ku eedaynayaan in uu ahaa maskaxda ka dambaysay safarka ay caa’iladoodani kaga soo qaxeen waddanka Libiya.

Qoysas ku dhaqan Talyaaniga, Jarmalka, Iswiisarland, Noorway iyo Maraykanka ayaa sidoo kale booliska waddamadooda u gudbinaya dacwad ka dhan ah ninkan.

Qoysaskan ayaa helay warbixino is waafaqsan oo sheegaya in dadkooda lagaga soo raray Libiya doon kaluumaysi, 28-kii juun. Balse doonta ayaan gaadhin talyaaniga sidoo kalena aan la badbaadin. 

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".