Photo: Fredrik Sandberg/TT
Photo: Fredrik Sandberg/TT

Maamulada degmooyinka oo u baahan shaqaalaha arrimaha bulshada

Labadii maamul degmo, mid ayaa u baahan xoghayaha arrimaha bulshada ah dayrtan. Caruur iyo dhalinyaro badan oo ay haysato dhibaato ayaan helin wax caawimo ah, sababto ah waxaan jirin shaqaale ka shaqeeya arrimaha bulshada

Sidaa waxaa daaha ka fayday barnaamijka Kaliber ee ka baxa idaacada P1 ee Raadiyaha Iswiidhan.

Middan ayaa sababaysa in ay qaadato bilo, haddiiba la samaynayo baadhitaan la xidhiidha hal cunug.

Isha:Ekot

samir.dualeh@sr.se 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".