Lammkött.
Lammkött. Foto: Leif R Jansson/TT

Cunista hilibka ayaa hoos u dhacday

Sannadkan bilawgiisii waxaa yaraatay soo dhoofinta hilibka. Soo dhoofinta hilibka doofaarka, taas oo hoos u dhacday 7,4 boqolkiiba, halka ay hoos u dhacday soo shoofinta hilibka xooluhu boqolkiiba 4.8, sida laga soo xiganayo hey’adda beeraha ee qaranka

Åsa Lennhard Öberg oo ka hawlgasha hey’adda beeraha ee qaranka ayaa leh hoos u dhacan waxaa sababay dooda ka taagan in xoolaha si xad dhaaf ah loogu duro daawooyinka bakteeriyada dila iyo digniinta ka dhanka ah bakteeriyaha iska caabinta badan ee ka soo yeedhaysa waddamada kale. 

Isha:Jariirada Göteborgs-Posten

samir.dualeh@sr.se

 

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".