Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Fredrik Reinfeldt oo qoraya buug

La daabacay fredag 21 november 2014 kl 15.10
Fredrik Reinfeldt valkvällen 17 september 2006./TT
Fredrik Reinfeldt valkvällen 17 september 2006./TT

Raysal wasaarihii hore ee waddankan, Fredrik Reinfeldt ayaa qoraya buug kaga xog waramayo 25 sannadood ee uu ku soo jiray siyaasadda

Reinfeldt ayaa heshiis la galay shirkad soo saarta buugaagta. Geesta kale Reinfeldt oo sannadka soo socda bilawgiisa banayn doona jagada gudoomoyenimo ee xisbiga Moderat-ka ayaa galabta hadal ka jeedin doona shirweynaha garabka dhalinyarada ee xisbiga Moderat-ka. 

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".