EU flagga
Foto: TT

Midawga Yurub oo dhaleecayn u soo jeediyay Sweden

Sweden ayaa dhaleecayni uga imanaysa hey’adda Midawga Yurub u qaabilsan dembiyashada qorshaysan. Sida laga soo xiganayo EU, waddankan ayaa lagu dhaleeceyay in aanay baadhitaan ku samayn tuhunada la xidhiidha dembiyada laga galo bi’adda

Dhaleecaynta ayaa Sweden waxaa la wadaaga, waddamo badan oo Midawga Yurub ka mid ah. Dhaleecaynta ayaa la xidhiidha arrimaha ka ganacsiga xayawaanka iyo dhoofinta waxyaabaha waxyeelayn kara bi’adda. 

Isha:Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".