En bilist körde rakt in i en saltbil norr om Klamar. Foto: Helmuth Petersson
Dalxiisayaal Iswiidhish ah oo shil baabuur ku galay Turkiga. Foto: Helmuth Petersson

Dalxiisayaal Iswiidhish ah oo shil baabuur ku galay Turkiga

Tobaneeyo Iswiidhish ah ayaa lagu dawaynayaa dhakhtar ku yaalla Turkiga kadib markii  bas kuwa dalxiiska ah oo ay la socdeen ku dhacay  bas kale meel u dhaw magaalada Antalya ee waddanka Turkiga.

Shilkan oo dhacay maalintii axadda ayaa mid ka mid ah basaska waxa la socday 30 qof oo Iswiidhish ah. Sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibaddu haweenay 70 jir ah ayaa dhaawac weyni soo gaadhay. Halka wali dadkii kale ee dhaawaca ahaa yaallaan dhakhtarka.

Xigasho: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".