Snöstormen gjorde att trafiken i flera områden slogs ut. Foto: Joel Bissell/ AP/ TT.
Cimilada oo saamaysay gaadiidka xeebta gobolka Norrland. Foto: Joel Bissell/ AP/ TT.

Cimilada oo saamaysay gaadiidka xeebta gobolka Norrland

Roobabkii dayay baa keenay in biyihii fadhiistaan oo ay baraf noqdaan kadibna ay gaadiidku ku siibtaan. Meesha ugu sii darani waxa ay ahayd Älvsbyn.

Xigasho: P4 norrbotten

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".