En domarklubba ligger på en lagbok i Stockholms tingsrätt Foto: Jessica Gow / SCANPIX / Kod 10170
Dubbaha maxkamadda oo dul-saaran buugga xeerarka dalka u deg-san. Sawirle: Jessica Gow / SCANPIX / Kod 10170

Cawad: Kama noqon karaan caddaalad

Qaxooti badan oo muslimiin ah
1:32 min

Cawad Xirsi oo ka mid ah xubnaha xisbiga Doogga - Miljöpartiet, isla-markaana muddo 4 sannadood ah gar-soore ka ahaa maxkamadda socdaalka ee magaalada Stockholm ayaa aamin-san in xisbi mabaadiidiisu ku dhisan tahay islaam naveeyb, sida uu aamin-san yahay aanu daacad ka noqon karin haddii uu gar-sooreyaal ku yeesho maxkamadda socdaalka oo dadka magan-gelyada iminka dalbadaa u badan yihiin dad asalkoodu muslimiin yihiin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".