Wareeysigii Cawad oo dhameeys-tiran

Wareeysigii Gar-soore Cawad Xirsi oo dhameeys-tiran
12 min

"Haddii uu mabda'a gar-sooreyaasha ee xubnaha SD uu ku dhi-san yahay islaam naceeyb, ma ka noqon karaan cadaalada go'aannada gar-soore-nimo ee maxkamadaha socdaalka" Waa fikir uu qabo Cawad Xirsi oo afartii sannadood ee ugu dambeeyey ku howl-galayay gar-s...oore shacbi ee maxkamadda socdaalka Stockholm. Baaritaan ay saaka soo saartay laanta wararka ee Ekot iyo in welwel laga qabo kororka tirada gar-sooreyaasha maxkammadaha socdaalka oo uu soo magacaabo xisbiga SD

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".