"Frihet bakom galler" kan vinna en internationell Emmy. Foto: Nima Film/SVT
Filim Iswiidhish ah oo abaalmarin helay. Foto: Nima Film/SVT

Filim Iswiidhish ah oo abaalmarin helay

Filim hab dhokomantari u samaysan oo magaciisa la yidhaa Frihet bakom galler ayaa xalay ku guulaystay abaalmarinta loo yaqaan Emmygala. Abaalmarintan oo lagu bixiyay magaalada New York.

Filim cusub ayaa waxa sameeyay Maryam Ebrahimi iyo Nima Sarvestanis, waxaanu ka hadlayaa dumarka Afgaanistaan iyo xadgudubyada lagula kaco. Maryan Ebrahim ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in ay abaalmarintan hesho.

Xigasho: P1morgon

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".