Trafikskadad i sjukhussäng efter smitningsolycka. Foto: Katarina Hedström Sveriges Radio
Booliiska oo aan ka warhelin dadka dhimashadoodu aanay caddayn. Foto: Katarina Hedström Sveriges Radio

Booliiska oo aan ka warhelin dadka dhimashadoodu aanay caddayn

Sida ay sheegtay daraasad cusub oo ay soo saartay jaamacadda Umeå, dhakhaatiirtu inta badan booliiska warbixin ma siiyaan marka uu qof u dhinto sabab aan xanuun ahayn.

Dadka inta badan dhinta ee aan xanuunka u dhiman waxa ay u badan yihiin dadka waayeelka ah  ee kufa. Tusaale ahaan 300 ee qof ee kufa, waxa laga yaabaa in qof ka mid ahi dhinto, taasna ayna dhakhaatiirku sababta u gudbin booliiska.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".