Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Maamulada degmooyinka oo kordhinaya casuurta sannadka soo socda

La daabacay onsdag 26 november 2014 kl 15.10
Kommunhuset Mariestad Foto: P4 Skaraborg
Kommunhuset Mariestad Foto: P4 Skaraborg

Shantii maamul degmo, hal mid ayaa kordhin doona cashuurta, sannadka soo socda, sidaa waxaa shaaca ka qaaday cabirka machadka dhaaqalaha ee maamulada degmooyinka ee sannadkan 2014

Tirada aqlabiyada maamulada degmooyinka ayaa sidoo kale raba in ay kordhiyaan shaqaalaha, inkastoo ay adagtahay in ay helaan shaqo, sidoo kale maamulada gobolada ee caafimaadka iyo gaadiidka ayaa iyana ay adagtahay in ay helaan shaqaale. Tobbankii maamulba, sagaal ka mid ah ayaan shaqaale yaraani haysaa.  

 samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".