Margot Wallström sitter vid ett bord och slår ut med händerna.
"För dagen finns det inget överhängande behov och det är inte det mest praktiska heller", säger utrikesminister Margot Wallström om en eventuell svensk ambassad i palestinska Ramallah. Foto: Tomas Oneborg/TT

Margot Wallström oo ku sugan Kiev

Wasiiradda arrimaha dibadda Sweden Margot Wallström ayaa ku sugan waddanka Ukrain, xaruntiisa Kiev, wasiiradda ayaa booqatay barxada madaxbanaanida ee Kiev, maantana la filayaa in la kulanto masuuliyiinta ugu saraysa waddankaas

Galabta ayay Margot Wallström, wasiiradda arrimaha dibadda Sweden la kulantay madaxweynaha waddanka Ukrain, Petro Porosjenko, wasiirka arrimaha dibadda Pavlo Klimkin iyo ra’iisal wasaaraha waddankaas Arsenij Jatsenjuk.

Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah, baahida dhaqaale iyo is-bedelada dimuqraadiyadeed, iyo sidoo kale in saxiibtinimada Ukrain iyo Sweden, ay sii soconayso. 

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".