Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Wax soosaarka Iswiidhan oo aan u kordhin sidii la filayay

La daabacay fredag 28 november 2014 kl 15.31
En lastbil med gods. Foto: Norska tullen.
Lastbilen som stoppades i tulenne den 14 november. Foto: Norska tullen.

Wax soo-saarka waddanka Iswiidhan ayaa kordhay boqolkiiba 2,1, saddexdii bilood ee ugu dambeeyay sannadkan, haddii la barbar dhigo waqtigan sannadkii hore

Xeeldheerayaasha ayaa saadaalinayay korodh ah 2,3 sannadkan, balse middan ayaa ka yar intii la filayay.

Sababta dhalisay in wax soo-saarka waddanku aanu noqon sidii la filayay ayaa waxaa sabab u ah, inkastoo wax dhoofintii ay korodhay, balse waxaa kordhaday iyana badeecada dibada laga soo dejiyo. Sidaa waxaa leh gudoomiyaha bangiga Handelsbanken Jan Häggström.

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".