Personal pysslar om  boende
Strukturerade samtal ger positiva hälsoeffekter och ökad livsglädje bland äldre. Foto: Henrik Montgomery/TT

Haweenay lagu hilmaamay barandaha oo dhimatay

Haweenay da’ weyn oo ku nool meelaha dadka waaweyn lagu xanaaneeyo ayaa ka dib markii kursigeeda lagu riixay si ay sigaar ugu cabto daarada meesha ay degantahay, saacad iyo badh ka dib shaqaalihii ogaadeen in ay dhimatay, sidaa waxaa ku waramaysa jariirada Helsinborgs Dagbladet

Hadda ayaa maamulka degmada Bjuvs ay dacwad iyaga ka dhan ah u gudbiyeen hey’adda dabagalka ee xanaanada iyo daryeelka. Dhacdadan ayaa dhacday bishii ogost ee sannadkan. Haweenaydan dhimatay oo la il-darayd xanuuno badan, oo uu haystay werwer badani ayaa ka codsatay shaqaalaha in aan cidlada lagaga tegin, markii ay sigaarka cabaysay. 

 

Isha:TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".