واکنش های متفاوت برای کاهش بهره ی پایه
Foto:TT

Lacagta dulsaarka amaahda waxbarashada oo la dhimay

Lacagta dulsaarka ah, ee amaahda waxbarashada sare oo ahayd boqolkiiba 1,2 ayaa hadda sannadka soo socda laga dhigayaa boqolkiiba 1. Middan ayaa ah dulsaarkii ugu hooseeyay ilaa hadda. Sababta ay xukuumadu u go’aamisay dhimista lacagta dulsaarka ayaa ah in dad gaadhaya 1,5 ay qaataan amaahdan. Tobbankii sanno u dambeeyay ayaa lacagtan dulsaarka ahi ahayd 2,1 boqolkiiba. 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".