Bild på den kraschade ambulansen från polisens förundersökning. Foto: Polisen
Bild på den kraschade ambulansen från polisens förundersökning. Foto: Polisen

Dacwad lagu waayay maamulka gobolka Västra Götaland

Maamulka gobolka Västra Götaland ayaa lagu wayay dhamaan eedihii loo soo jeediyay ee ahaa in uu galay dembiyo ka dhan deegaanka shaqada, middaas oo dacwad la xidhiidha arrinkaas lagu soo oogay gobolkan. Ka dib markii gaadhi amblaas ahi uu galay shil sannadii 2010, shilkaas oo ka dambeeyay markii ay seexatay wadihii amblaaasku, iyada oo shaqaynaysay ku dhawaad muddo 23 saacadood ah.

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".