Migrationsverkets logotyp och Anki Carlsson gruppchef migrationsenheten Röda Korset. Foto: TT / Sveriges Radio
Migrationsverkets logotyp och Anki Carlsson gruppchef migrationsenheten Röda Korset. Foto: TT / Sveriges Radio

Baadhitaanada oo caqabad ku ah in la mideeyo qoysaska kala maqan

Baadhitaanada dhaadheer ayaa caqab ku ah in dadka qaxootiga ah ay dib ula kulmaan qoysaskooda oo loo keeno waddankan. Sidaa waxaa daaha ka fayday warbixin cusub oo dhayda ka cadaysay in ay had jeer dacwadaha dib loogu midaynayo qoysaska kala maqan ay qaataan hab baadhitaan oo dheer, middaasina ay dhib ku tahay dadka magangelyo caalami ah ka helay waddamada ka tirsan Midawga Yurub.

Warbixinta ayaa xafiiska Bisha Case Midawga Yurub ee Burusels uu wax ka diyaariyay. Warbixinta ayaa sheegaysa in ay qaadato in waqti dheer in la helo jawaabo la xidhiidha dacwadahaas iyo in sidoo kale dadka lagu xidho dokumantiyo cadaymo ah oo aanay macquul ahayn in la helo

Isha:BishaCas

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".