Появится ли флаг Швеции у штаб-квартиры Нато? Фото:МИД Норвегии/Flickr
Появится ли флаг Швеции у штаб-квартиры Нато? Фото:МИД Норвегии/Flickr

Taageerada ku biirista Nato oo rekord mareysa

Taageerada ay dadka Sweden u hayaan ku biirista gaashaanbuurta Nato ayaa korartay, sida ay muujineyso tirkoobka Sifo. Boqolkii 40 dadkii la wareystey ayaa sheegay in ay taageersan yahiin in Sweden ku biirto gashaanbuurta Nato.

Boqolkii 40 dadkii la wareystey ayaa sheegay in ay taageersan yahiin in Sweden ku biirto gashaanbuurta Nato.

Tiradas taageersan ku biirista Nato ayaa ah tii ugu badnayd tan iyo markii baaritankan la billaabay oo aheyd muddo hadda laga jooga 19 sanno.

Boqoqolkii 42 keliya ayaa ayaguna sheegay in aysan taageersaneyn ku biirista Nato, halka 18 ku jawaabeyn gareyn mayno.

Baaritaankan waxaa la sameeyey intii u dhaxeysey 19kii illaa 25kii November. Waxaana la wareystey dadyow kor u dhaafaya 1.000 ruux

/ SVD

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".