Anna Troberg hogaamiyha xisbiga Piratpartiet (Foto: Janerik Henriksson / TT.)
Anna Troberg (Foto: Janerik Henriksson / TT.)

Hogaamiyaha xisbiga Piratpartiet oo xilka iskaga degay

Hogaamiyaha xisiga Piratpartiet Anna Troberg ayaa isku soo sharaxi doonin qabashada hogaaminta xisbiga, dhamaadka sannadka ayeyna qorsheyneysaa in ay iskaga degto xilka hogaaminta xisiga Piratpartiet.

 Sida ay sheegtey waxay dareensantahay in qaar ka mid ah xisbigeeda ay ka soo horjeedaan iyada iyo weliba in xubno hogaanka xisbiga ka mid ay ku kaceen tillaaboonyin khaniisiin iyo haween naceyb ah. Sida ay sheegteyna waxaa sidoo kale xilka xisbiga iskaga degi doonaan ku xigeenkeeda iyo weliba xoghayaha xisbiga.

/Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".